Topic
Warkasta is tracking socdaal across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhaqaale, diyaarineyso, and xog, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

ISNIIN 7, Sep 2026 {HMC} Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo qaar ka mid ah xulafadiisa siyaasadeed ee ugu dhow Xog aan helnay ayaa sheegeysa […] The post DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ka fiirsanayaan tallaabooyin dhaqaale iyo kuwo socdaal oo ballaaran oo lagu beegsanayo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo qaar ka mid ah xulafadiisa siyaasadeed ee ugu dhow. Xog aan helnay ayaa sheegeysa in tallaabooyinka [