Topic
Warkasta is tracking states across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and process, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (HOL) — Mas'uuliyiinta kheyraadka badda ee afarta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa ka baxay habka diyaarinta Istaraatiijiyadda Qiimaynta Kheyraadka Badda Qaran (NFSAS), iyagoo ku eedeeyay dowladda federaalka inay ku guuldareysatay inay hubiso wada-tashi buuxa oo lala yeesho daneeyayaasha muhiimka ah.