Topic
Warkasta is tracking sugaha across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches dhaxal, dal, and kuwait, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

NEW YORK — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha Kuwait Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah, kaas oo ka dhacay magaalada New York, iyadoo ay socdaan shirarka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Kuwait, iyo arrimaha ay labada dal danaha wadaagga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan doceed kula yeeshay Dhaxal-sugaha Dowladda Kuwait, Sheekh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah, iyadoo ay socdaan kulamada heerka sare ee Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.