Topic
Warkasta is tracking sugidda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches amniga, baahisay, and cad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed, wuxuu si cad u beeninayaa sheegashada maanta ay baahisay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka ee (NISA), taas oo la xiriirtay eedeymo been abuur ah oo loo jeediyey illaalada Madaxweynaha oo ka tirsan ciidanka Qaranka. Waxaan caddeynaynaa in sheegashadaasi aysan ka tarjumayn…
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Munaasabadda oo si wadajir ah ay u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka