Topic
Warkasta is tracking ties across 1 report from 1 source. Recent coverage touches algeria and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO — Safiirka Soomaaliya ee Aljeeriya, Yuusuf Axmed Xasan, ayaa la kulmay guddoomiyaha baarlamaanka Aljeeriya, Dr. Khalida Boufdaach, si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka labada dhinac iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya hay'adaha sharci dejinta ee labada dal. Kulanku wuxuu diiradda saaray hababka lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, iyadoo labada mas'uul ay ka wada hadleen iskaashiga baarlamaan ee dhow.