Topic
Warkasta is tracking undisclosed across 1 report from 1 source. Recent coverage touches deepening and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (WDN) -Booqashada aan la shaacin ayaa timid iyadoo Soomaaliya wajahayo xilli siyaasadeed oo sii xumaanaya oo ku saabsan doorashooyinka iyo khilaafaadka dastuuriga, taasoo su'aalo ka keenaysa ujeedada safar aan la shaacin ajendihiisa. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Cabdulkadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa soo gaaray Nairobi safar loo sheegay inuu yahay mid shaqo,...