Topic
Warkasta is tracking uneca across 1 report from 1 source. Recent coverage touches director and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Mogadishu, (SONNA) – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay Muqdisho Dr. Andrew Mold, Agaasimaha Bariga Afrika ee Komishanka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika (UNECA). Wadahadalada ayaa diiradda lagu saaray horumarinta ajandaha dhaqaalaha buluugga Soomaaliya iyo xoojinta […]