Topic
Warkasta is tracking village across 1 report from 1 source. Recent coverage touches bari and humanitarian, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Dabeyl lama filaan ah oo ku dhuftay tuulada miyiga ah ee El-Gal, oo ku taalla Qandala ee gobolka Bari ee Soomaaliya bishii hore ayaa ku reebtay boqolaal qoys oo la tacaalaya sidii ay u heli lahaayeen hal cunto maalintii, kadib xilli abaar ah oo horay u dhacay. Roobab culus, fatahaado, iyo dabeylo xoog leh oo dhacay 7-dii Sebtember ayaa dilay dad iyo xoolo,…