Topic
Warkasta is tracking wargeyska across 1 report from 1 source. Recent coverage touches boston and soomaalida, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Washington (Caasimada Online) – Wargeyska Mareykanka ee The Boston Globe ayaa qormo ra’yi ah oo uu Khamiistii daabacay si adag ugu dhaliilay weerarrada afka ah ee Madaxweyne Donald Trump ku hayo Soomaalida, isagoo ku xiriiriyay jawiga doorashooyinka Congress-ka iyo hoos u dhaca taageerada dadweynaha ee siyaasaddiisa socdaalka. Qormada oo ay qortay Yvonne Abraham ayaa lagu…