Topic
Warkasta is tracking weerar across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches itoobiya, koonfurta, and madaxda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Golaha Mustaqbalka ayaa Madaxweyne Xasan ugu digay inuu weerar ku qaado Madaxweyne Shariif iyo madaxda mucaaridka. Warsaxaafadeedka Golaha Mustaqbalka ayaa kusoo aaday xilli ay sii kordhayaan baaqyada kala duwan ee loo jeedinayo dawladda Federaalka ah inaysan weerarin mucaaridkeeda, si gaar ah guriga Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, oo war uu…
Saraakiil boolis iyo ciidamada ammaanka ka tirsan ayaa lagu dilay weerar hubeysan oo ka dhacay degmada Geresse Zuria ee gobolka Koonfurta Itoobiya, sida uu sheegay Guddiga Booliska ee Maamulka Gobolka Koonfurta Itoobiya.