Topic
Warkasta is tracking madaxda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cali, digay, and qaado, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara dhaqdhaqaaqyada ciidan ee uu sheegay in lagu beegsanayo guryaha ay Muqdisho ka deggan yihiin madaxda hore ee qaranka. Khayre ayaa sheegay in tallaabooyinkaas ay abuuri karaan jawi colaadeed oo caasimadda u horseedi kara xasillooni-darro, qalalaase amni iyo…
Golaha Mustaqbalka ayaa Madaxweyne Xasan ugu digay inuu weerar ku qaado Madaxweyne Shariif iyo madaxda mucaaridka. Warsaxaafadeedka Golaha Mustaqbalka ayaa kusoo aaday xilli ay sii kordhayaan baaqyada kala duwan ee loo jeedinayo dawladda Federaalka ah inaysan weerarin mucaaridkeeda, si gaar ah guriga Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed, oo war uu…