Topic
Warkasta is tracking xaalad across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches ebola, who, and ciidamo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Boosaaso (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa sheegaya in xalay ilaa maanta ay ka taagan tahay xiisad aad u kacsan, kadib markii ciidamada PMPF ee maamulka Saciid Deni iyo ciidamo ka socda beelaha Dishiishe ee dega gobolka Bari ay isku hor fadhiyaan halka uu ku yaal hotel Jubba. Hotel Jubba […] The post Xaalad kacsanaan ah oo ka taagan Boosaaso
BUNIA, DRC — Xaalad aad u daran oo dhanka caafimaadka ah ayaa ka taagan bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC), halkaas oo uu dib uga dillaacay cudurka halista ah…

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ayaa sheegtay in faafitaanka Ebola uu aad uga xoogeysan karo, kadib markii uu cudurkan ka dilaacay dalalka DRC iyo Uganda. Hay'adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay khataraha caafimaad ee soo food saari kara dalalka kale ee jaarka la ah.

May 17(Jowhar)-WHO waxay ku dhawaaqday in Ebola uu ka dilaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) iyo Uganda “xaalad degdeg ah oo caafimaad dadweyne oo walaac caalami ah” ka dib markii la soo sheegay in ka badan 300 oo kiis oo la tuhunsan yahay iyo 88 dhimasho ah. Qoraal uu Axaddii soo dhigay baraha bulshada, […]