Topic
Warkasta is tracking xildhibaannada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kamid and mid, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlayay xaadiritaantka xildhibaannada ayaa sheegay inay jiraan xildhibaanno qaba xanuuno kala duwan, isla markaana soo xaadira kulamada baarlamaanka, halka kuwa kale oo caafimaad qabana ay ka maqan yihiin golaha. Jaamac ayaa xaqiijiyay in saaka mid kamid ah gabdhaha xildhibaannad