Topic
Warkasta is tracking yeeshay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddiga and xildhibaano, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo – Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga, Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Ibrow, ayaa kulan la yeeshay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay dardargelinta dadaall