Topic
Warkasta is tracking beledweyne across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches guddoomiyaha, gaaray, and hay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Beledweyne (Caasimada Online) – Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo saaka ka dhacay xaafadda Buundo Weyn ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa ka dhacay goob uu ka socday dhismo, waxaana sida ay sheegeen ilo kala duwan loo adeegsaday miino halkaasi lagu aasay, taas oo sababtay khasaaraha […] The post Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne +

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu weheliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen dardargelinta howlaha gurmadka iyo diyaar-garowga khataraha fatahaadaha. Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdigiisa

Beledweyne – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga Guddoomiyaha SoDMA waxaa magaalada ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo qeybaha kala

Beledweyne (Caasimada Online) – Gudoomiyaha degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Cumar Cismaan Calasow ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda magaaladaasi, kadib markii shalay maleeshiyaad hubeysan ay carqaladeeyeen amniga goobaha loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyinka HirShabelle. Maleeshiyaadka oo sheegay inay diidan yihiin hannaanka wax loo wado ayaa sheegtay inay la wareegeen xarunta