Topic
Warkasta is tracking howlgal across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches security, bartilmaameedsaday, and burcad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buula Fulay ee gobolka Baay, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

Hal qof ayaa ku dhintay howlgal ay maanta Puntland ku qaaday todobada nin oo ka tirsan kooxdii Burcad-badeedda ee lacagta… Sii akhri

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Farsoleey. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan kooxda khawaarijta Al-Shabaab, waxaana warbixinnada hordhaca ah lagu xaqiijiyay in lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood, halka 20 kalena lagu dhaawacay. Sidoo kale, ciidamada ayaa burburiyay xarumo iyo goobo a