Topic
Warkasta is tracking howlgallo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches calmiskaad, gobolka, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gobolka Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo qeyb ka ah dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasiloonida deegaannada gobolka. Ciidamada ayaa howlgalka ka fuliyay goobo ay ciidamada ammaanka ka heleen xog ku saabsan dhaq-dhaqaaqa male

Taliyaha Aaga Calmiskaad G/Sare Maxamuud Shire Maxamed ayaa ka hadlay howlgallo ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari,… Sii akhri