Topic
Warkasta is tracking kumaandooska across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches taliska, booqasho, and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Sept 10-(Jowhar)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 1-aad, Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaasi oo ay ku sugnaayeen Cutubyo ka tirsan Guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaasi oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa warbixinno ka dhageystay Taliska iyo saraakiisha ciidamada, isaga [

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska qaybta 1-aad ee kumaandooska Gorgor. Madaxweynaha ayaa halkaasi kula kulmay cutubyo ka tirsan guutada 21-aad ee Gorgor, kuwaasi oo dhowaan soo dhammaystay tababar heer sare ah, isaga oo u kuurgalay […] Th

Axad 6, Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo ciidanka Guutada 21-aad. Taliyuhu wuxuu ciidanka kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadkooda qaran, ilaashadaan anshaxa iyo isku-duubnida ciidanka, isla markaana ay joogteeyaan heeganka iyo […]