Topic
Warkasta is tracking shimbir across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhuudo, hungary, and kaddib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Shimbir ka mid ah kuwa guur-guura ee u kala goosha qaaradaha Afrika iyo Yurub ayaa ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee degmada Bandar-bayla, gobolka Karkaar, sida ay sheegtay Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland. Shimbirtan oo loo yaqaan Xuur-cadda (White Stork), magaceeda saynisna yahay Ciconia ciconia, ayaa sidday summadda UK43. Wasaaraddu […

Puntland ayaa sheegtay in ay ka xuntahay shimbir ka timid wadanka Hungary oo shantii bishan Sebteembar ku geeriyootay deegaanka Dhuudo… Sii akhri