Topic
Warkasta is tracking xigeenka across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches 2030, arrimaha, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku daah-furay shirka Kooxda Farsamada ee Heer Qaran ee Soomaaliya u qaabilsan Diyaar-garowga iyo Tallaabada Horudhaca ah (Anticipatory Action). Shirka oo la qabto saddexdii biloodba mar ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Dowladda,

Muqdisho, Soomaaliya — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay, isla markaana kulan sagootin ah la qaatay Danjire Maxamed Bamba M. Boba, Agaasimaha Guud ee Hawlgalka Gobolka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa ka wada […]

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Dr. Humphrey Karamagi, Wakiilka cusub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) u qaabilsan Soomaaliya. Wasiir Ku-xigeenka ayaa soo dhaweeyay Dr. Karamagi, isaga oo u rajeeyay guul intii uu ku guda jiro mudo xileedkiisa. Labada […]

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha dalka Soomaaliya ee 2026-2030 iyo bandhigga sheeko muuqaal filimeed laga sameeyay. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay WFP ayaa waxaa ka qeyb galay R’/Wasaare Ku Xigeenka XFS, Agaasinaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta iyo Maalgashiga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo

The Deputy Minister of the Ministry of Information, Culture and Tourism of Somalia, Mr. Abdirahman Yusuf Al-Cadaala, participated last night in the Maan-tashano Forum in the city of Dhuusamareeb, attended by officials from the Galmudug Regional Government and various sectors of society. The forum exchanged views on the smooth conduct of the Galmudug elections, with officials...