Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiGuddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka ayaa aqbalay go'aanka Maxkamadda Sare ee ku saabsan natiijada doorashooyinka Galmud.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kadib markii uu helay Guddigu Nuqul go’aanka Maxkamadda sare , taasoo ku saabsaneyd natiijada doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada ee maamul-goboledka Galmud ee qabsoomay 30-kii Luuliyo 2026-ka.
- Guddigu isagoo tixgalinaya kaalinta Dastuuriga ah ee Maxkamadda sare, sarreynta sharciga iyo in khilaafaadka doorashooyinka lagu xaliyo hannaan Garsoor oo sharci ah, si waafaqsan Qodobka 73-aad ee xeerka doorashooyinka Qaranka oo tilmaamaya awoodda Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka soo baxay ee ku saabsanaa doorashadii isku sidkaneyd ee ka dhacay Dowlad-Goboleedka Galmud.
- Ugu dambeyn Guddigu waxa uu soo muddeyn doonaa xilliga la qabanayo doorashooyinka ku celiska ah ee Dowlad-goboleedka Galmud.
- Guddiga ayaa tixgelinaya kaalinta Dastuuriga ah ee Maxkamadda sare iyo sarreynta sharciga.
Sida ay sheegtay Somali National TV

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddiga ayaa tixgelinaya kaalinta Dastuuriga ah ee Maxkamadda sare iyo sarreynta sharciga.
- Khilaafaadka doorashooyinka waxaa lagu xalin doonaa hab sharci ah.
- Guddigu wuxuu soo muddeyn doonaa xilliga la qabanayo doorashooyinka ku celiska ah ee Galmud.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada iyo Xisbiyada, habraacyada, xeernidaamiyayaasha iyo tilmaamaha sharciga waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah, hufan oo ay muwaadiniinta si siman uga qaybgalaan.
Kadib markii uu helay Guddigu Nuqul go’aanka Maxkamadda sare , taasoo ku saabsaneyd natiijada doorashooyinkii isku sidkanaa ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada ee maamul-goboledka Galmud ee qabsoomay 30-kii Luuliyo 2026-ka.
Guddigu waxa uu soo saaray qodobadaan:-
1. Guddigu isagoo tixgalinaya kaalinta Dastuuriga ah ee Maxkamadda sare, sarreynta sharciga iyo in khilaafaadka doorashooyinka lagu xaliyo hannaan Garsoor oo sharci ah, si waafaqsan Qodobka 73-aad ee xeerka doorashooyinka Qaranka oo tilmaamaya awoodda Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka soo baxay ee ku saabsanaa doorashadii isku sidkaneyd ee ka dhacay Dowlad-Goboleedka Galmud.
2. Ugu dambeyn Guddigu waxa uu soo muddeyn doonaa xilliga la qabanayo doorashooyinka ku celiska ah ee Dowlad-goboleedka Galmud.
Screenshot
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddiga · madaxa · doorashooyinka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada