Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland oo ku kala aragti duwanaadey ciidamada DFS ka qoranayso Puntland.
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ay…
Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa ku kala aragti duwanaaday faragelinta dowladda federalka ah iyo xaaladda siyaasadeed ee Puntland.
Maxaa la shaaciyey
- Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in Puntland uu xaalad adag geliyey Madaxweyne Deni.
- Guuleed Saalax Barre ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Xasan Sheekh inuu qorsheynayo burburinta Puntland.
- Cali Xaaji Warsame ayaa uga digey siyaasiyiinta inay qayb ka noqdaan dhibaatada Puntland.
“DFS ay xaq u leedahay inay ciidamo aan Puntland ka amar qaadan ka qorato deegaankeeda.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira Puntland iyo saameynta ay leedahay faragelinta dowladda federalka.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ay…
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee ay ku sugan tahay Puntland, faragelinta dowladda federalka ah ee Somalia iyo tallaabooyin ay qaadday xukuumadda Siciid Cabdullaahi Deni.
Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo shalay hadlay waxa uu sheegay in Puntland uu xaalad adag geliyey Madaxweyne Deni, isagoo sheegay in DFS ay xaq u leedahay inay ciidamo aan Puntland ka amar qaadan ka qorato deegaankeeda, wuxuuna caddeeyey in dhaqaalaha laga qaato Muqdisho ay kunool yihiin shacabka Garoowe.
Wasiirkii hore ee deegaanka iyo Hay’adda doorashooyinka TPEC Guuleed Saalax Barre, ayaa dhankiisa habeenimadii xalay ku dhawaaqay in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan kala jeclayn mucaaradka iyo muxaafidka Puntland haseyeeshee qorshihiisu yahay inuu burburiyo Puntland kana dhigo tuulooyin ay joogaan beelo hub isu haysta oo dirir ka dhexayso.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.