Xog: Golaha wasiirrada oo caawa leh shir deg-deg ah+ Ujeedka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Golaha Wasiirrada ay caawa yeeshaan shir deg-deg ah oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, kaas oo diiradda lagu saari doono arrimaha amniga iyo dastuurka cusub.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaXukuumadda Dan-Qaran ayaa la filayaa inay Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka ka dalbato waqti dheeraad ah, si loo kala caddeeyo xilalka wasiirka iyo xildhibaanka.
- Sida ay ogaatay Caasimada Online, shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub, maadaama berri wixi ka dambeeyo qorshuhu yahay in la kala saaro xukuumadda iyo baarlamaanka.
- Sidoo kale, waxaa suuragal ah in golaha wasiirrada ay qaadaan tallaabooyin la xiriira isbeddal dhanka hoggaanka sare ee laamaha amniga, si wax looga qabto xaaladaha kasoo cusboonaaday caasimada oo maalmahan laga dareemayay dhaq-dhaqaaqyo ciidan.
- Wararka ayaa intaas kusii daraya in shirka warbixin looga dhageysan doono Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin, taas oo la xiriirta soo dhaweynta khubarro sare oo ka socda hay’adda u qaabilsan adduunka arrimaha duulimaadyada iyo rakaabka ee magaceeda loo soo gaabiyo IATA. kuwaasi oo Muqdisho imaan doona 18,ka bishan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha amniga gaarka ah ee shirka lagu falanqeyn doono?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Golaha Wasiirrada ay caawa yeeshaan shir deg-deg ah oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.
- Shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub.
- Xukuumadda Dan-Qaran ayaa la filayaa inay Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka ka dalbato waqti dheeraad ah, si loo kala caddeeyo xilalka wasiirka iyo xildhibaanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in caawa ay yeeshaan shir deg-deg ah, kaas oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.
Sida ay ogaatay Caasimada Online, shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub, maadaama berri wixi ka dambeeyo qorshuhu yahay in la kala saaro xukuumadda iyo baarlamaanka.
Xukuumadda Dan-Qaran ayaa la filayaa inay Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka ka dalbato waqti dheeraad ah, si loo kala caddeeyo xilalka wasiirka iyo xildhibaanka.
Sidoo kale, waxaa suuragal ah in golaha wasiirrada ay qaadaan tallaabooyin la xiriira isbeddal dhanka hoggaanka sare ee laamaha amniga, si wax looga qabto xaaladaha kasoo cusboonaaday caasimada oo maalmahan laga dareemayay dhaq-dhaqaaqyo ciidan.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in shirka warbixin looga dhageysan doono Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin, taas oo la xiriirta soo dhaweynta khubarro sare oo ka socda hay’adda u qaabilsan adduunka arrimaha duulimaadyada iyo rakaabka ee magaceeda loo soo gaabiyo IATA. kuwaasi oo Muqdisho imaan doona 18,ka bishan.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in la dhaqan-gelinayo dastuurka cusub, iyadoo 14-ka bishan loo qabtay wasiirrada sidoo kale xubnaha ka ah baarlamaanka, si loo kala saaro labada xil ee wasiirnimo iyo xildhibaannimo.
“Waxaa dhaqangalaya, maalinta 14aad ee bisha Oktoobar 2026, Qodobka 81aad, Faqradda 1aad, xarafka (f) iyo Qodobka 117aad, Faqradda 3(a) ee Dastuurka, oo xeerinaya kala saaridda xildhibaannada iyo Wasiirrada, taas oo ah in wasiirka ah xildhibaan uu luminayo xubinnimada Golaha Wasiirrada. Sidoo kale, xildhibaanku wuxuu luminayaa xildhibaannimada haddii uu aqbalo xil kale oo dawladeed,” ayaa lagu yiri bayaankii u dambeeyay ee guddiga.
Soomaaliya ayaa haatan ku jirto marxalad xasaasi ah, iyadoo weli ay taagan tahay xiisad culus oo ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Golaha Wasiirrada ay caawa yeeshaan shir deg-deg ah oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, kaas oo diiradda lagu saari doono arrimaha amniga iyo dastuurka cusub.
Qodobada muhiimka ah
- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in Golaha Wasiirrada ay caawa yeeshaan shir deg-deg ah oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre.
- Shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub.
- Xukuumadda Dan-Qaran ayaa la filayaa inay Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka ka dalbato waqti dheeraad ah, si loo kala caddeeyo xilalka wasiirka iyo xildhibaanka.
- Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa maalmo ka hor ku dhawaaqay in la dhaqan-gelinayo dastuurka cusub, iyadoo 14-ka bishan loo qabtay wasiirrada sidoo kale xubnaha ka ah baarlamaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaliilay.
- Eedeymaha ayaa inta badan ku saleysan macluumaadka ka yimid Xukuumadda Federaalka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Shirka deg-degga ah ee Golaha Wasiirrada ayaa muujinaya horumarka siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya ee ku saabsan amniga iyo isbeddelada dastuurka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin arrimaha amniga gaarka ah ee shirka lagu falanqeyn doono?
- Sidee ayuu dastuurka cusub u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee hadda jirta?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhalanaya caddeynta xilalka wasiirrada iyo xildhibaannada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · deg · caawa · shir