Topic
Warkasta is tracking shir across 7 reports from 5 sources. Recent coverage touches amniga, beelaha, and caawa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa guddoomiyay shir looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Hirshabeelle, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo dardargelinta dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida. Hoggaamiyaha ayaa bogaadiyay saraakiisha, ciidamada iyo dhammaan laamaha amniga, isaga oo ku ammaanay dadaalka, kartida iyo xilkasnimad

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg… Sii akhri

Taliyaha Qaybta Guud ee Ciidanka Booliska Galmudug, Gaashaanle Sare Khaliif Cabdulle Maalin, ayaa ka qaybgalay shir looga hadlay xaaladda amniga Galmudug, kaas oo uu maanta guddoomiyey Hoggaamiyaha cusub ee Dowladda Galmudug, Liibaan Axmed Xasan. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Hoggaamiye Ku-xigeenka Galmudug, Cabdiweli Ibraahim Garyare, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey kulanka 11-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka tirsan Kalfadhiga…

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in caawa ay yeeshaan shir deg-deg ah, kaas oo uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre. Sida ay ogaatay Caasimada Online, shirkan ayaa diiradda lagu saari doono xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga iyo dastuurka cusub, maadaama berri…

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan ayaa maanta ku dhawaaqay shir lagu nabadeynayo beelaha colaaddu ku dhexmartay deegaanno ka tirsan gobolka Sanaag… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada New Alamein ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir-madaxeed wadatashi ah oo ay isugu imanayaan hoggaamiyeyaasha Masar, Soomaaliya, Eritrea iyo Suudaan.