Topic
Warkasta is tracking 103 across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddoomiyaha and xuska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad-guurada 103-aad ee maalinta Jamhuuriyadda Turkiga, taas oo galabta lagu qabtay xarunta Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa hambalyo ku aaddan munaasabaddan u diray dowladda iyo shacabka Turkiga, isagoo xusay xiriirka saaxiibtinimo…