Topic
Warkasta is tracking guddoomiyaha across 16 reports from 3 sources. Recent coverage touches shacabka, golaha, and kulan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kormeer ku sameeyey qayb ka mid ah xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, halkaas oo ay ka socdaan hawlo dib-u-dhis, dayactir iyo casriyeyn ah. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd in Guddoomiyuhu qiimeeyo heerka ay marayaan hawlaha socda, tayada shaqada iyo habsami-u-so
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee qaabilsan arr
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Máthé. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, gaar ahaan horumarinta wada shaqaynta Golaha Shacabka iyo hay’adaha sharci-dejinta ee Midowga Yur
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), kaas oo ay kaga wada hadleen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, siyaasadda iyo dib-u-heshiisiinta deegaannada Koonfur Galbeed. K
Mohamed Sheekh Axmed ayaa noqday guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Galmudug, kaddib markii maanta la dhaariyey xildhibaannada cusub ee golaha, oo ka kooban 89 xubnood.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey kulanka 11-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka, kaas oo ka tirsan Kalfadhiga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Isgoyska Soobe kaga qeybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay qaraxii ay Khawaarijtu ka geysteen halkaasi 14-kii Oktoobar 2017, kaas oo maanta laga joogo sagaal sano. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in 14-ka Oktoobar ay tahay maalin murugo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Khilaaf ayaa ka dhex taagan duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Cabdinuur Maxamed iyo guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle, kaas oo… Sii akhri
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ah Maalinta Calanka Soomaaliyeed, isaga oo xusay qiimaha iyo muhiimadda uu calanku u leeyahay shacabka iyo dowladnimada Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Calan
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya, Avv. Burhaan Aadan Cumar, ayaa qoraal rasmi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Sare ee Garsoorka Dalka ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee…
Axmed Shide, oo ah siyaasi Soomaali ah oo muddo dheer kasoo shaqeynayay dowladda federaalka Itoobiya, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Shacabka ee Itoobiya, kadib markii la daah-furay Baarlamaanka cusub ee dalka.
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), kaas oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Shirweynaha waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha Tanzania, Mudane Dr. Mwigulu Lameck Nchemba, iyadoo ay ka qeybgalayaa
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Uganda, Mudane Jacob M. Oboth. Labada guddoomiye ayaa kulanka intii uu socday is-weydaarsaday aragtiyo ku saabsan xoojinta iskaashiga baarlamaannada labada dal, is-dhaafsig
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Guddoonnada Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey kulanka 21-aad ee Guddoonnada Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, kaas oo lagu qabtay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xooj
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Kenya, Moses Wetang’ula. Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya baarlamaannada Soomaaliya iyo Kenya, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo kobcinta aqoont