Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026, kaas oo ay u fariisan doonaan kumannaan arday oo wax ka barta dugsiyada kala duwan ee gobolka. Maamulka waxbarashada ayaa sheegay in dhammaan diyaar-garowgii lagama maarmaanka ahaa la dhammaystiray, iyadoo la xoojiyay habraacyada lagu sugayo [R
SOAsalSomali National TV1 daqiiqo akhris