Warbixin Soomaali iyo caalami ah

Topic

adag

Warkasta is tracking adag across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches 460, dagaalka, and iil, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Compare coverage on adag

Latest reporting

460 hoggaamiye oo Yurub ah ayaa ku boorriyay Midowga Yurub inay mowqif adag ka qaataan Israa’iil

460 hoggaamiye oo Yurub ah ayaa ku boorriyay Midowga Yurub inay mowqif adag ka qaataan Israa’iil

Jun 11 (Jowhar)-Iyada oo dagaal ka socdo Qaza iyo xiisado ka taagan Daanta Galbeed, isbahaysi ballaaran oo ka kooban hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo Yurub ah oo khibrad leh ayaa ku boorinaya Midowga Yurub inuu joojiyo “inuu dhinac iska istaago” oo uu qaado tallaabooyin adag oo ka dhan ah Israa’iil. Qoraal ay saxiixeen in ka badan 460 […]

SOAsalJowhar2 daqiiqo akhris
Puntland oo si adag uga hadashay xaaladda Muqdisho, kuna baaqday xal siyaasadeed

Puntland oo si adag uga hadashay xaaladda Muqdisho, kuna baaqday xal siyaasadeed

Garoowe, Soomaaliya – Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ayaa shirkiisii toddobaadlaha ahaa ee qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta Juun 2026 si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka, gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka oo uu shir-guddoominayay Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lug

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris
Farmaajo oo si adag uga hadlay dagaalka Muqdisho ka socda

Farmaajo oo si adag uga hadlay dagaalka Muqdisho ka socda

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogag mucaarad ah, kaas oo tan iyo gelinkii dambe ee shalay ka socday magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku dhaliilay sida loo maareeyay xaaladda […]

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris

More topics