Topic
Warkasta is tracking dirtay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhanka, munaasabadda, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii in ka badan 100 oo gaari milatari ah u dirtay dhanka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, ayada oo la billaabayo howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo maleeshiyada Lafta-gareen. Dhaqdhaqaaqan ayaa yimid kaddib markii ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen),…
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay dalkaasi xornimadiisa ka qaatay gumeysiga. War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Soomaaliya ayay ku muujisay qaddarinta ay u hayso dadaallada iyo naf-hurnimada Uganda ay ka geysatay xaqiijinta nabadda iyo xasilloo