Topic
Warkasta is tracking ahaa across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dadkii, inuu, and jeer, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

"Waxa ugu weynaa ee aan la kulmay wuxuu ahaa harraad; waxay ahayd markii iigu horreysay, askarta qaarkood waxay cabbeen kaadidooda, halka kuwo kalena ay u dhinteen harraad".
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka badbaaday qaraxii weynaa ee 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo sababay dhimashada boqolaal qof iyo dhaawaca dad kale oo badan.

Gaari weyn oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa 14-kii October sanadkii 2017 lagu weeraray Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 500 oo qof, halka qaar kalena ilaa haatan lagu la'yahay.