Topic
Warkasta is tracking shacabka across 17 reports from 2 sources. Recent coverage touches golaha, guddoomiyaha, and akhrinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta gudashada waajibaadka guddiga, gaar ahaan dhinacyada sharci-dejinta, korjoogteynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee qaabilsan arr
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Máthé. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub, gaar ahaan horumarinta wada shaqaynta Golaha Shacabka iyo hay’adaha sharci-dejinta ee Midowga Yur
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhammaystiray akhrinta koowaad ee heshiiska Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah ka ganacsiga sharci-darrada ah ee maandooriyeyaasha…
Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad. Kulanka oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Difaa
Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Muqdisho kulan casho sharaf ah ugu sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Kulanka oo ahaa mid is-xogwareysi ah ayaa waxaa ka qeyb galay hoggaamiyaha
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qaybgalay kulan casho-sharaf iyo is-xogwareysi ah oo loo sameeyey xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan-doorashadoodu tahay deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo looga hadlay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka. Kulanka oo ka dhacay…
Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo uu wehelinayey Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha, Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, xildhib
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, amniga iyo loollanka siyaasadeed.
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Danjire Ferhat Alkan. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah, walaaltinimada iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda 12-ka Oktoobar oo ah Maalinta Calanka Soomaaliyeed, isaga oo xusay qiimaha iyo muhiimadda uu calanku u leeyahay shacabka iyo dowladnimada Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Calan
Muqdisho, Soomaaliya – 10 October 2026: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 22-aad, waxaana shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, iyadoo shirku uu isu keenay madax iyo wakiillo ka kala socda baarlamaannada dalal badan oo caalamka ah.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kaga qeyb galay furitaanka Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU).
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Guddoonnada Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir guddoomiyey kulanka 21-aad ee Guddoonnada Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, kaas oo lagu qabtay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xooj
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Qaranka ee Kenya, Moses Wetang’ula. Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya baarlamaannada Soomaaliya iyo Kenya, is-weydaarsiga waayo-aragnimada iyo kobcinta aqoont
Arusha, Tanzania – 2 Oktoobar 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee…