Topic
Warkasta is tracking askari across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches dilay, soomaaliya, and badan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay ciidamo iyo saraakiil la sheegay inay ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaliya. Sida ay sheegeen saraakiil ciidan oo Puntland ah, ciidamada la qabtay ayaa gaaraya ku dhowaad 130 askari iyo saraakiil, kuwaas oo la socday laba gaari oo milatari. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi...

Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhalli

Amxaarada, Itoobiya – Ciidamada Fano ayaa sheegay inay qabteen in ka badan 150 askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF), kaddib dagaal culus oo ka dhacay jiidda Wadla–Delanta–Dawunt ee Gobolka Amxaarada Itoobiya, 8-dii Sebtembar. Sida lagu sheegay sheegashada, dagaalyahannada Fano ayaa weerarro ku qaaday goobaha ay ciidamada ENDF ku sugnaayeen intii uu […]

Dhacdooyinka la xiriirra dadka loo dilo aanada qabiilka ayaa muddaba ka jirtay deegaannada Soomaalida, waxaase dadka aad uga nixiyay ayaa ah, erayada uu ku dalbanayay ninkan dhalinyaradada ah in la sii daayo kahor dilkiisa.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Maleeshiyaad Hubeysan ayaa xadka Gobollada Sh/dhexe iyo Hiiran waxa ay ku dileen Alle ha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed. Axmed ayaa la sheegay in uu ku sii jeeday Gobolka Hiiran ka dib fasax uu ka qaatay taliskii uu ka tirsanaa ee Ciidanka Xooga dalka […] The post Askari ka tirsan Ciidanka Malatariga Soomaaliya oo A