Topic
Warkasta is tracking dilay across 8 reports from 4 sources. Recent coverage touches gurigiisa, badmaax, and booliska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa loo soo Xiray Dilka Taliyihii hore ee hoggaanka isgaarsiinta iyo Tiknooljiyadda Booliska sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed, kaasi oo gurigiisa lagu dhex dilay labadii bishii Lixaad ee sanadkaan 2026. Eedeysanaha koowaad Jamaal Xasan Cabdulle, ayaa ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Janaraalka, waana wiilkii uu…
Dable Bol.Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa loo soo Xiray Dilka Taliyihii hore ee hoggaanka isgaarsiinta iyo Tiknooljiyadda Booliska sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed, kaasi oo gurigiisa lagu dhex dilay labadii bishii Lixaad ee sanadkaan 2026. Eedeysanaha koowaad Jamaal Xasan Cabdulle, ayaa ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee…
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ka qayb-galay shirweynaha qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikirka xagjirka ah oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyey sidii loo dilay Aabhiis oo ay horay u khaarijiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Shuute ayaa soo hadal qaaday qiso…
Taliyihii booliska Kenya ee saldhigga Faafi iyo mid kamid ah ilaaladiisa ayaa ku dhintay qarax miino oo haleelay gaarigii ay la socdeen, xilli ay marayeen waddada isku xirta deegaannada Saretho iyo Bogyar. Qaraxa ayaa dhacay markii gaariga ay la socdeen uu dulmaray miino lagu aasay waddada, taas oo sababtay dhimashada Taliyaha…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degmada Jilib, kaas oo lagu dilay…
Diyaarad gaar ah oo sidday maydadka badmaaxiintii u dhashay dalka Pakistaan iyo kuwa dhaawaca ah ayaa maanta oo Axad ah ka degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jinnah ee magaalada Karachi. Diyaaradda ayaa sidday meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah iyo afar shaqaale ah oo ku dhaawacmay markabka MT Honour 25,…
Meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah oo lagu dilay dhacdadii markabka MT Honour 25, iyo afar badmaax oo kale oo dhaawacmay, ayaa maanta magaalada Addis Ababa…
Faah faahinta dhegesyso “Allah ha u naxariisto walaalkeen Nuur Cali Cawlest (Nuur dheere) oo si weyn looga yiqaanay Koonfur Afrika ayaa caawa lagu dilay bartamaha magalada Durban ee gobolka KwaZulu-Natal Sida ay wararku sheegayaan koox hubeeysan oo dhacayay dukaan ganacsi oo Soomaali leedahay ayaa dilka geeystay Booliska Magdada Durban ayaa…