Topic
Warkasta is tracking baargaal across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches deni, boqor, and daartii, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baargaal ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Baargaal, ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka Raas-caseer ee maamulka Puntland. Kulanka ayaa la isaga xogwareystay xaaladda guud ee degmada Baargaal iyo guud ahaan Gobolka Raas-caseyr, gaar ahaan dhinacyada Amniga, la-dagaalanka Argagixisada, la-dagaalanka Bu

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta degmada Baargaal ka dhagaxdhigay daartii uu ka arrimin jiray Boqor Cismaan, taas oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Baargaal ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiinta degmada iyo kuwa gobolka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar ku maraya bariga fog ee Puntland ayaa maanta gaaray degmada Baargaal ee gobolka Raascasayr.… Sii akhri