Topic
Warkasta is tracking gaaray across 12 reports from 4 sources. Recent coverage touches deni, magaalada, and adduunka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta gaaray degmada Xaafuun ee gobolka Bari, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.… Sii akhri

Baardheere – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gaaray magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Safarka Taliyaha ayaa salka ku haya u kuurgelidda xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo kormeerka howlaha ay ciidamada Xoogga Dalka ka wadaan gobolka. Inta […]