Topic
Warkasta is tracking badaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches amniga and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
VENICE, Talyaaniga — Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya, Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar, ayaa magaalada Venice kaga qayb galay shirweynaha 15-aad ee Awoodda Ciidamada Badda Adduunka, kaas oo ay soo qabanqaabisay Ciidanka Badda Talyaaniga. Shirkan oo ay ka qaybgaleen taliyeyaasha ciidamada badda ee dalal kala duwan ayaa looga hadlay xoojinta amniga badaha, la socodka maraakiibta iyo…