Topic
Warkasta is tracking balcad across 1 report from 1 source. Recent coverage touches degmada and kormeer, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Balcad, Shabeellaha Dhexe – Kaaliyaha Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, G/le Dhexe Axmed Iidle Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimaha Ciidanka ee Guutada 77-aad Ilaalada Madaxtooyada Qaranka, kuwaas oo ka howlgala degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd la socodka xaaladda amni iyo qiimeynta howlaha ay Ciidamadu ka wadaan…