Topic
Warkasta is tracking bangiga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches adduunka, economy, and taliyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Bangiga Adduunka ayaa ku taliyey in dowladda federaalka Soomaaliya ay tirada wasaaradaheeda ka dhinto 25 ilaa qiyaastii 15, si loo yareeyo kharashaadka maamulka, loona helo dhaqaale dheeraad ah oo lagu maalgeliyo adeegyada dadweynaha.

Bangiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay maalgelin cusub oo dhan 93 milyan oo doollar, si loo xoojiyo dadaallada lagula tacaalayo cudurka Ebola, iyadoo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ay ku dadaalayso xakameynta faafitaanka cudurka ee hadda socda, sida lagu sheegay bayaan la soo saaray Arbacadii. Bayaanka ayaa lagu sheegay in 80…