Topic
Warkasta is tracking adduunka across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches bangiga, midowga, and baarlamaannada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Bangiga Adduunka ayaa ku taliyey in dowladda federaalka Soomaaliya ay tirada wasaaradaheeda ka dhinto 25 ilaa qiyaastii 15, si loo yareeyo kharashaadka maamulka, loona helo dhaqaale dheeraad ah oo lagu maalgeliyo adeegyada dadweynaha.
Bangiga Adduunka ayaa ku dhawaaqay maalgelin cusub oo dhan 93 milyan oo doollar, si loo xoojiyo dadaallada lagula tacaalayo cudurka Ebola, iyadoo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ay ku dadaalayso xakameynta faafitaanka cudurka ee hadda socda, sida lagu sheegay bayaan la soo saaray Arbacadii. Bayaanka ayaa lagu sheegay in 80…
Bangkok, Thailand – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Bangkok ka wada kulamo ay la leeyihiin madax sare oo ka tirsan hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah iyo dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya, iyadoo uu socdo shirka sannadlaha ah ee Bangiga Adduunka iyo Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF).…
Arusha, Tanzania – Xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU), oo ay hoggaaminayso Senator Samsam Daahir Maxamuud, ayaa ka qaybgalay doorashada madaxweynaha cusub ee ururka, taas oo ka dhacday magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya, iyadoo qayb ka ahayd Shirweynaha 153-aad ee IPU. Doorashada oo ay ku tartamayeen saddex…
Arusha, Tansaaniya – Midowga Baarlamaannada Adduunka (IPU) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9-ka Oktoobar 2026, magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ku doortay madaxweyne cusub, kaas oo noqonaya hoggaamiyaha ururkan…
Maanta oo kale, dunida waxaa si mug iyo miisaan leh looga maamuusaa Maalinta Macallimiinta Adduunka, oo ku astaysan 5ta Oktoobar. UNESCO, oo ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska…