Topic
Warkasta is tracking bulshada across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches afrika, bariga, and maamulayaasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay hay’adaha warbaahinta, mareegaha iyo maamulayaasha akoonnada baraha bulshada ee ay sheegtay inay…
Magaalada Muqdisho waxaa la filayaa inuu goor dhow ka furmo Shirweynaha 3-aad ee Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Bulshada Bariga Afrika, EACCON 2026, kaas oo diiradda lagu saari doono xoojinta iskaashiga, horumarinta iyo doorka ururrada bulshada rayidka ah ee dalalka ku mideysan Ururka Bulshada Bariga Afrika.