Topic
Warkasta is tracking beledxaawo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cabdirashiid and janan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Beledxaawo (Caasimada Online) – Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee Jubaland ahna hoggaanka guud ee amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa howlo lagu xaqiijinayo amniga gobolka Gedo ka wada magaalada Beledxaawo, halkaasi oo uu ka qabsoomay kulan looga hadlayo xaaladda amni ee gobolka. Kulanka uu Janan guddoomiyay ayaa diirada lagu saaray xaaladda nabadge