Topic
Warkasta is tracking booliiska across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches banaadir, caruurta, and cid, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha Booliiska oo ku baaqay dhowrista xuquuqda haweenka iyo caruurta Muqdisho, 20 Juun 2026 – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Laanta Baarista Dambiyada (CID), kaas oo looga hadlay la dagaallanka dambiyada abaabulan, dardargelinta baaritaanada la xiriira falalka ka dhanka ah anshaxa bulshada, iyo muhiimadda

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo saraakiil kale, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Kulliyadda Tababarrada Ciidamada ee TURKSOM, si loo dardargeliyo tababarrada iy

Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro ah oo lagu qariyey xaafado ka tirsan degmada Cabdicasiis, kaddib dagaalladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay […]