Topic
Warkasta is tracking soomaaliyeed across 11 reports from 3 sources. Recent coverage touches maalinta, calanka, and booliiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyey kulan ay ka qeybgaleen hoggaannada, qeybaha iyo fadhiyada madaxa-bannaan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kulanka oo uu sidoo kale…
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), ayaa soo dhaweysay 162 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo celiyey dalka Liibiya, kuwaas oo dib ugu soo laabtay dalkooda hooyo si ay ula midoobaan qoysaskooda, eheladooda iyo bulshadooda. Munaasabadda soo dhaweynta dhallinyaradan waxaa ka qayb galay Ergayga Xafiiska…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, taasi oo astaan u ah gobannimada, midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada qaranka ayaa waxaa ka qayb qaatay cutubyo…
Toddobaatan iyo laba sano ka hor maanta oo kale, 12kii Oktoobar 1954tii, Maxamed Cawaale Liibaan ayaa hindisay calanka buluugga ah, kaas oo, markii xornimada la helay 1960kii, noqday astaanta rasmiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliyeed, oo ku beegan 12-ka…
Warbaahinta Dunida ayaa si weyn u hadal-haysa Hooyo Soomaaliyeed oo muddo saddex maalmood ah lugaynaysay, iyadoo sidata gabadheeda oo saddex jir ah, si ay u gaarsiiso isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kaddib markii xaaladda caafimaad ee ilmaha ay aad u liidatay, isla markaana ay u baahatay daryeel caafimaad oo aan laga heli karin deegaankooda.
Sagal Cabdi-Waali, oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya, ayaa noqotay mid ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee taariikhda ku yeeshay siyaasadda Britain, kaddib markii ay qaxooti ahaan dalkaas ku timid iyadoo yar, balse sannado kaddib ku guuleysatay inay xubin ka noqoto Baarlamaanka Britain.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa booqasho shaqo ku tagtay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada hay’adood ee dhinacyada cilmi-baarista, waxbarashada iyo horumarinta xuquuqul insaanka. Guddoomiyaha ayaa waxaa booqashada ku wehelinayey Komishener Axmed Sheekh Xamsa, Komishener F
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa soo xiray tababar ku saabsan hoggaaminta wanaagsan oo loo qabtay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Toronto, Canada – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada, waxaana ka qeybgalay xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela bulshada Soomaaliyeed, siyaasiyiin hore iyo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool dalkaasi. Munaasabadda ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Dhalinyarada Sooma
Iyadoo la isku diyaarinayo xaaladaha El Niño ee la filayo in ay sababaan fatahaado ka dhaca webiyada Jubba iyo Shabeelle ee Soomaaliya, ayaa Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) wuxuu diyaarinayaa 72 ka qeyb-galeyaal ah, oo ay ku jiraan 60 mutadawiciin deegaanka ah. Iyada oo uu taageerayo Guddiga Caalamiga ah…