Topic
Warkasta is tracking caalami across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches hal, heshiis, and shir, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha hal mar lagu diiwaangeliyey. The post 15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha first appeared on Radio Dalsan .

WASHIGTON – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah oo uu soo qaban qaabiyey Bangiga Adduunka, kaas oo diiradda lagu saarayo sidii dalalka ka soo kabanaya colaadaha, nuglaanta iyo xasaradaha ay isku waafajin lahaayeen wax ka qabashada baahiyaha deg daga […]