Topic
Warkasta is tracking caariyay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, wata, and xamuulka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

TWasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in markabka xamuulka M/V JACUAR, oo wata calanka Saint Kitts and Nevis, uu caariyay kadib cilad biyo-gal ah oo ka dhacday gudaha markabka. Markabka oo ka yimid Mozambique kuna sii jeeday Masar ayaa sida qiyaastii 7,007 tan oo badeeco ah, waxaana saaran 18…
Muqdisho, 17 Sebteembar 2026: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in markabka xamuulka qaada ee M/V JACUAR (IMO 9181821) uu ku caariyay xeebaha Soomaaliya, kaddib…