Topic
Warkasta is tracking cabsi across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gedo and xaaladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Doolow (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi oo shir jaraa’id u qabtay wariyeyaasha ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, gaar ahaan cabsi laga qabo fatahaado mar kale ku dhufta deegaannada gobolkaas oo hoostaga Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in saadaasha la bixiyay ay muujineyso in gobolka uu kamid ah yahay meelaha…