Topic
Warkasta is tracking cadde across 1 report from 1 source. Recent coverage touches adda and beenisay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa beenisay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in maalmaha soo socda la xiri doono Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, sababo la xiriira wafdiyo iyo madax sare oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho. Wararka la faafiyay ayaa lagu sheegay in labada maalmood ee…