Topic
Warkasta is tracking cambaareysay across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches aadan, adag, and badeednimada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarro ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta ku qaadeen goobo rayid iyo xarumo dhaqaale oo ku yaalla koonfurta Boqortooyada Sacuudi Carabiya. War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in mas’uuliyiinta Sacuudiga ay xaqiijiyeen in weerarradaasi ay sababeen dhaawaca tobannaan qof oo rayid ah, kuwaas oo ay […]

Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay soo noqoshada falalka burcad-badeednimada ee ka dhacaya xeebaha Puntland iyo guud ahaan biyaha Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday bulshada caalamka inay xoojiyaan iskaashiga iyo taageerada ciidamada Soomaaliyeed ee ka shaqeeya amniga badda. War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu shee

KISMAAYO – Dowladda Jubbaland ayaa si adag u cambaareysay weerar cirka ah oo ay sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay ka geysteen degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo lagu beegsaday guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaanay “General Shub”. War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Warfaafinta, […]