Topic
Warkasta is tracking aadan across 10 reports from 3 sources. Recent coverage touches madoobe, bilaabay, and buurhakaba, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Degmada Buurhakaba ee ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo uu hoggaaminayey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumad
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo weli dhaq-dhaqaaqyo ka wada magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay ka wada-hadleen xaaladihii uug dambeeyay. Kulanka waxaa ka qeybgalay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya,…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo yimid magaalada Muqdisho ayaa ka bilaabay, dhaq-dhaqaaqyo culus oo la xiriira xaaladda adag ee ka taagan maamulkaasi. Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed (Jaamac) oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed, waxayna ka wada-h
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), kaas oo ay kaga wada hadleen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, siyaasadda iyo dib-u-heshiisiinta deegaannada Koonfur Galbeed. K
Sarreeye Guud Daahir Aadan Cilmi, oo loo yaqaanno Indhaqarshe, waa sarkaal sare oo muddo dheer ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo laba jeer soo noqday taliyaha ciidanka.
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa kulan amniga looga hadlay la yeeshay saraakiil ka tirsan maamulkiisa, xilli uu sii kordhayo cadaadiska ciidan ee uga imaanaya maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Aadan Madoobe uu saraakiisha, oo qaarkood uu taleefanka ku
Kulan gaar ah ayaa la filayaa inuu caawa magaalada Baydhabo ku dhexmaro hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo ergo dhex-dhexaadin ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Wafdiga Maxamed Mursal ayaa maanta gaaray Baydhabo, waxaana ku jira lix xubnood oo dhammaantood…
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa ugu dambeyn dalbaday in wada-hadal lagu wajaho xaaladda kasii dareysa ee maamulkaas, iyadoo maanta ergadii ugu horreysay ay gaartay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Sheekh Aadan Madoobe ayaa Aqalka Madaxtooyadao ku qaabilay wafdi uu hogga
Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…