Topic
Warkasta is tracking camps across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and somalia, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Qoysaska ka cararaya dhibaatooyinka meelo kala duwan oo ka tirsan koonfurta Soomaaliya ayaa soo gaaraya xeryaha qaxootiga Dadaab ee Kenya, halkaas oo ay ku helayaan wax dakhli ah ama caawimaad ama taageero. Waxay ka mid yihiin qoysas ka cararaya khilaaf ka jira Baidoa, burburka guryaha ay sameysay dowladda Soomaaliya ee Muqdisho, iyo abaar ka jirta aagagooda.…